Garadagnews.com
Shacbiga Sanaag oo Isweydiinaya Sababta ay Waftigii Madaxweyne Ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag  Isku Dabamareen Hargeysa iyo Ceel-Afweyn
July 12, 2018 - Written by garadag garadag

Shacbiga Sanaag oo Isweydiinaya Sababta ay Waftigii Madaxweyne Ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag  Isku Dabamareen Hargeysa iyo Ceel-Afweyn

 

Hargeysa(Garadagnews)-Waftigii uu Hogaaminayey Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ee ay kamidka ahaayeen Wasiirada Arimaha Gudaha,Ciyaaraha,Diinta iyo Awqaafta ,oo Maalmihii u dambeeyay ku Sugnaa Degmada Ceel-Afweyn ee katirsan Gobolka Sanaag islamarkaana,gulufka soo afjarida Colaadaas ugu baxey in ay ka hawlgalaan, ayey Gobolka isu Weydaarteen Gudoomiyihii Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin(Tiimbaro), oo ay Wehelinayaan qaar kamid ah Isuduwayaasha Wasaaradaha ee Gobolka.

 

Dadweynaha ku nool Gobolka Sanaag, gaar ahaana Degmooyinka Gar-adag, Ceel-afweyn,iyo Ceerigaabo ayaa maalmahan siweyn u hadalhayey arintan taas,oo dadka badankiisu su,aalo iska weydiiyeen in Gudoomiyaha looga Yeedhay dhinaca Caasimada Hargeysa, kadib markii Waftiga Madaxweyne Kuxigeenku hogaaminayo, ee Wasiirka Arimaha Guduhu Qeybta ka yahey laga soo amaba-bixiyey Dhinaca Hargeysa lamana ogga in dhinaca Madaxtooyadda looga yeedhay in uu isagu iskii u weydaartey Waftiga Xukuumadda.

 

Sida ilo Xogogaal ahi u Xaqiijiyeen Garadagnews maanta khamiista ayaa lagu waddaa in ay u ambabaxaan dhinaca iyo Gobolka.   

 

Garadagnews@gmail.com

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews