Garadagnews.com
Suldaan Cabdirisaaq Cumaani Oo Ka Qeyb Qaatey Amababixinta Iyo Xulista Ergooyinka Beesha Bariga Burco Uga Qeyb Galaya Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn
July 19, 2018 - Written by garadag garadag

Suldaan Cabdirisaaq Cumaani Oo Ka Qeyb Qaatey Amababixinta Iyo Xulista Ergooyinka Beesha Bariga Burco Uga Qeyb Galaya Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn

 

 

Hargeysa(Garadagnews)-Suldaan Cabdirisaaq Maxamed Faarax(Cumaani), oo kamid ah Salaadiinta Ardaayadda Beesha Habarjeclo gaar ahaana Suldaanada Beesha Aadan-madoobe ayaa siweyn uga qeyb Qaatey Xulista iyo anbabixinta Ergooyinka Beesha Habarjeclo ee ka qeyb galaya Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn uga Furmey heshiisiinta Beelihii Colaadu ku Dhex martey Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn ee lagu Xalinayo Colaadaasi soo noqnoqotey.

 

 

Suldaan Cabdirisaaq Maxamed Faarax(Cumaani), oo xul gaar ah iska saarey sidii uu Door muuqda ugaga qeyb qaadan lahaa Shirkaa Dib u Heshiisiinta Colaada Ceel-Afweyn isagoo ku matelaya Ardaaga Beesha Aadan-Madoobe oo kamid ah Beelaha lafdhabarta u ah Beesha habarjeclo Waxa uu kaga qeyb qaatey Arin iyo aduunba sidii ay ugu Xuli lahaayeen Shirkaasi Ergooyin horseed u Noqda Sidii Nabed Waarta looga hirgalin lahaa halkaasi iskamarkaana, Loo soo afjari lahaa Colaada Foosha xun ee kusoo noqnoqtey labada Beelood ee Walaalaha ah Maadaama Suldaanku Xubintii uu isagu kaga mid noqon lahaana u Xuley Xubin Waayeel ah oo tallo qabeenka Berlaha habajeclo ah oo kalsooni buuxda laga qabo Doorkiisa uu jaga qeyb qaadan Doono Shirkaa nabadeynta ah.

 

 

Waxaanu Suldaanku Warbaahinta u iftiimiyey in ay guntiga dhiisha iskaga dhigi doonaan Sidii loo soo afjari lahaa Colaada ka taagan Degmada Ceel-Afweyn ee u Dhexeysa labada Beelood ee Walaalaha ah islamarkaana, ka Suldaan ahaan aaney ka Seexaneyn isaga iyo Beeshiisu arin iyo Aduunba sidii nabed Waarta looga dhalin lahaa halkaa Waxaanu Suldaanku illaahay uga baryey Culimada iyo Madaxda dhaqanka ee ka kala timid Guud ahaanba Dalka Somaliland in Illaahey kusoo asturo kuna Guuleeyo in ay Si dhib yar uga soo faraxashaan Daminta Colaadaasi.

 

Garadagnews@gmail.com

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews