Garadagnews.com
Ma Runbaa In Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa Arimaha Guduhu U Haystaan In Colaadda Ceel-Afweyn Arimaha Kulmiye Dabadda Ku Hayso ? (Faalada Warbaahinta Garadagnews) 
July 11, 2018 - Written by admin

Ma Runbaa In Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa Arimaha Guduhu U Haystaan In Colaadda Ceel-Afweyn Arimaha Kulmiye Dabadda Ku Hayso ? (Faalada Warbaahinta Garadagnews) 

Hargeysa {Garadagnews}  Waa Talaabooyin dhaqan Ahaan la Falgaley Dabeecadahooda Gaarka ah ee ay ka dhaxleen Khiyaamooyinkii ay isticmaali jireen Wakhtigii Halgankii SNM ee Kooxdii ay kamidka ahaayeen ee La Baxey Calancasta, oo dhinac gaar ah had iyo jeer aragti u qabey khusuusan diidmadda Saraakiisha kusoo Biiraya Ururka SNM ee ka magac Weyn ama ka darajo Sareeyay Xiligii Dawllada Milatariga aheyd ee Siyaad Barre.

 

Khaakhaayirka iyo Kalsooni Darrada Xiligan ka Muuqata laf ahaanteedda ayaa iyaduna Qeyb ka ah Arimaha u gaarka ah ee ay ka dhaxleen Kooxdaa aynu kor kusoo Xusney ee Calancasta Waana Sababta, uu Muuse Biixi usoo Qaatey Xubnaha Golihiisa Xukuumadda ee Sibinaarka ku Qaatey Abaarso islamarkaana, aaney u boggin guud ahaanba Shacbiga Somaliland oo aaney habayaraatee ku jirin qof Siyaasi ah oo Saameyn ku leh Deegaankiisa.

 

Sikasta oo ay Tahey, Waxa maalmihii u Dambeeyay soo baxayey in Sakatiga ugu Weyn ee ay Qabaan uu Yahey Dhaqdhaqaaqyada Xisbiga Kulmiye ee Damaca Siyaasiga ah gaar ahaana Siyaasiyiintii Lasoo Shaqeeyay Madaxweynihii hore ee Bud dhigey Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud( Siilaanyo), kuwaas oo ay u qabaan in ay lug ku leeyihiin Colaada Ceel-Afweyn haseyeeshee, aan aheyn mid Wax ka jiraan amaba dhabdhab u ah sida ay iyagu u tuhunsan yihiin Waana Sababta uu Ugu noqnoqdey halkaasi Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo aaney Xaqiiq kalsooni ku Qabin Labada Dhinac ee Colaadu u dhexeyso.

 

 

 

 

Haddaba Su.aasha isweydiinta lihi Waxa weeyi Madhabaa in ay Aaminsan Yihiin in baqaha ay ku ilaalinayaan Damaca Xisbiga Kulmiye ay ugu Tuhun qabaan in Colaadani ay Xudun u tahey damaca laga roorsanayo sidii caadada aheyd Wareejinta Xisbiga Kulmiye oo lagu Waddo in uu Qarax Siyaasadeed oo Saameyn ku Yeesha Geedi Socodka Xukuumadan mar uu ka dhex bilaabmo Kaadiriyiinta Kulmiye ha u badnaadeen Siyaasiyiinta Beesha Habarjeclo ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag.

 

Garadagnews@gmail.com

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews