Garadagnews.com
Daawo Somaliland, Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabta Oo Abu Dabi Ku Yeeshay Shir Saddex Geesood Ah Oo Ku Saabsan Horumarinta Dekeda Berbera
July 17, 2018 - Written by garadag garadag

Somaliland, Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabta Oo Abu Dhabi Ku Yeeshay Shir Saddex Geesood Ah Oo Ku Saabsan Horumarinta Dekeda BerberaDawlada Imaaraadka Carabta ayaa balan qaaday inay laba jibaarayso horumarinta maalgalinta dekeda Berbera si ay u noqoto dekeda ay isticmaali doonto dawlada Itoobiya iyo dalalka kale ee Afrika ee bilaa dekeda ah.

Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii ugu danbeeyay qoray in 28-Jun-2018 ay magaalada Abu Dhabi kulan saddex geesood ah oo balaadhan ku yeesheen wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr.Sacad CalI Shire iyo madaxda ugu saraysa shirkada DPworld Suldan Axmed Binu Suleym iyo ku xigeenkiisa iyo wakiilo ka socda dawladda Itoobiya oo ay metelaysay shirkada dawlada Itoobiya ee Ethiopian Shipping & Logistics Services Enterprise (ESLSE).

Waxay saddexda dhinac isku raaceen in la kordhiyo horumarinta iyo maalgalinta dekeda Berbera, iyada oo halkaas agaasimaha DP world ku soo bandhigay mashruuc xarun balaadhin oo kayd ah ay DP world ka samaynayso gudaha Itoobiya, si ay xaruntaasi dalalka kale ee bilaa dekeda ah ee Afrika ugu noqoto suuq ay alaabtu uga sii gudubto.

Wargeysku wuxuu sheegay in dawladda Imaaraadka Carabtu ay balaadhinayso saamaynta ay ku leedahay gobalka Geeska Afrika, taasna ay doonayso in meelaha ay u marayso ay ka mid noqoto dekedda Berbera iyo Itoobiya oo ay isku xidho.

Wuxuu wargeysku soo xigtay kulamadii kala duwanaa ee ay bishii hore yeesheen raysalwasaaraha Itoobiya iyo madaxda dawladda Imaaraadka Carabta.

Ilaa bishii March ee sannadkan wuxuu wargeysku sheegay wuxuu sheegay in Imaaraadka Carabtu diirada saareen balaadhinta dekedda Berbera si ay u suurto gasho inay dekedani la wareegto suuqa ganacsi ee Itoobiya.

e a comment
   Tip

   Tip

   Tip

    Tip

   Tip

You have 350 characters remaining.

 

HALKAN KA DAAWO:KOOFEERKA QURXINTA HAWEENKA HALDHAA EE MAGAALADA BURCO OO ADEEGYO CUSUB SOO KORDHIYEY
DAAWO:RIWAAYADA CAMAL KAAD KA SHAQAYNAYSO CIDNA LOOGAMA QASHAAFO IYO KOOXDA SARAAR BAND
HALKAN KA DAAWO: BARNAAMIJ MASHRUUC LA HIRGELIYAY 2016 OO DURBA LAGA FAIDAYSTAY: SEERAHA BANKA AROORI EE KOONFURTA MAGAALADA BURCO OO XUKUMMADI MADAXWEYNE AXMED SILAANYO DALKA KA BILOWDAY 2016!
HALKAN KA DAAWO: MADAXDHAQAMEEDKA UGU TUNKA WEYN BEELWEYNTA HABAR JECLO KULAN HARGEISA ISKUGU YIMI AYA BAAQ NABADEED KA SOO SAARAY COLAADAHA CEELAFWEYN IYO TUKARAQ MADAXWEYNAHA SOMALILAND MD MUSE BIIXI TAGEERO UU MUUJIYAY
HALKAN KA DAAWO:MURASHAX MAXAMED CUMAR CISMAAN OO SHAACIYEY IN U TARTAMAAYO DOORASHADA GOOLAHA DEGAANKA DEGMADA BURCO IYO CUQAAL IYO WAXGARADKA KA QAYB GALAY MUNAASABADA SHAACINTA MURASHAXAASI
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
DAAWO: FULL BARNAAMIJ BEELAHA AXMED FAARAX IIIDLE BICIIDE IYO BAHO OO KAMIDA BEESHA BICIIDE OO XABAD JOOJIN KU DHAWAAQAY IYAGA OO NABADNA QAATAY GEESTA KALENA MADAXWEYNE BIIXI AYAY KA CODSADEEN INUU SOO DAAYO BOQOR BUURMADAW
HALKAN KA DAAWO:GOOBAHA LOO DALXIISKA TAGO EE GOBOLKA TOGDHEER”WARBIXIN”
HALKAN KA DAAWO: FULL BARNAAMIJ KU SAABSAN WAREYSI XIISO BADAN OO LALA YEESHAY WASIIRKI HORE EE MADAXTOOYADA SOMALILAND MD MAXAMOUD XAASHI CABDI ISAGO ARRIMO BADAN OO XASAASIYA KA HADLAY
HALKAN KA DAAWO : SHIRKADA DAHABSHIIL LAANTEEDA IRELAND CAASIMADA DABLIN OO MUNAASIBAD ABAAL MARINO KU GUDOONSIISAY MACAAMIISHEDA WADANKAA IYADA OO CASHO SHARAFNA U SAMAYSAY SHIRKADU MACAAMISHA
WAREYSIYO

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews