Garadagnews.com
“Boobkii Xaqdarada iyo Xatooyada Ahaa Ayuu Na Yidhi Maantana Waxan isugu Sharaxi Xildhibaan Xaq Maaha Cabdilaahi Yuusufow Haday ilmaadeerada ku odhan waayeen Xishood Qaranka Ka Xishood X/Q Suxufi cabdigermany
July 18, 2018 - Written by garadag garadag

Somaliland Dhibaatada Kaliya Maanta Haysata Waa Xildhibaan Layska Dooranayo Hadhaw la odhanayo Waxba Ma Qaban Oo Musuqmaasuq Buu Keenay Balaa Balaa…

Xukuumadii uu Gadhwadeenka Ka Ahaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Waxay Sababtay Musuqmaasuq Xoog Leh Taasi Oo Sababtay in Wasiiro,agaasimayaal iyo Masuuliyiin Badan Ay Hanti Badan ka Lunsadaan Xitaa Xoghayaasha wasiirada Waqtigaasi ay Noqdaan Millioners

Cabdilaahi Yuusuf Axmed Waa Wiilkan Waxuu Ku Mid Ahaa Dhalinyaradii La Shaqeyn Jirtay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi isagoona Waqtigaasi Helay Hanti Badan Oo ahayd Musuqii

Maxamuud xaashi Hantida uu Lunsaday Marka aynu iskaba deyno Waxaa inagaga Xun Caruurta Badawda ah Ee Qabyaalada Cad uu inagu Baray Ee uu inagaga Tagay Ninka ila Doodaya aniga Cid iga Taqaana Ma Jirto Cabdilaahi

Waxaa laysla Ogyahay in Aanu Waxna Aqriyin Waxna Qorin Maah Maah Soomaliyed Ayaa Odhanaysa Geelow daaq daaq malin taad ciin daaqdaa laguu yaabaa,Cabdilaahi Yuusuf iyadoo Shacabku ogyahay inuu Dhaho Maantana Xildhibaan baan u Sharaxanahay Garaadka iyo Garashada Tolmoon ee inta Sida saxan u Fakaraysa ayuu Caayayaa,Kuwa u Sacabo Tumay Waxba Odhan maayo Oo iyana Waa Guulwadayaal Dano Gaar ahna Ka Leh

Anigu Waxaan Soo Jeedin Lahaa Cabdilaahi Yuusuf inuu umada Ka Xishoodo ayay Ahayd Maanta Ee inuu Dhaho Xildhibaan Baan Doonayaa Waa Ku Ceeb waa Xurmo Madhan iyo Xil Uu isaga Hanqal Taagay

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews