Garadagnews.com
Xuduudka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Dahab Fara Badan Iyo Lacagtii Ugu Badnayd
August 20, 2019 - Written by garadag garadag
Xuduudka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Dahab Fara Badan Iyo Lacagtii Ugu Badnayd

komishinka Jibriga dalka ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay dahab lagu qiyaaso 14 milyan oo birr iyo lacago qalaad. komishineerka komishinka Dhabale Qaabata oo warbaahinta uwaramayay ayaa sheegay in gaadhiga siday lacagta iyo dahabka lagu qabtay agagaaraha Bambaas oo taariikadiisu tahay code 2 – A 0810 AA oo hada ku jira gacanta jibriga. masuulku waxa uu sheegay in dahabku ahaa 8.7 kg, 41 kun oo lacagta yuurada ah iyo 55,600 oo lacagta Riyaalka Sucuudiga. waxa uuna uga mahadceliyay shaqaalaha Jibriga,laamaha ammaanka iyo shacabkii gacanta ka gaystay soo qabashada dahabka iyo lacagta.
Source SRTV
Please follow and like us:

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews