Garadagnews.com
Xogo Ku Saabsan Mareeyahii Hore Kaydka Haamaha Shiidalka Barbara + Musuqmaasuqii Uu Ku Kacay Intuu Xilka Hayay
September 13, 2018 - Written by garadag garadag

Mareeyahii Hore Ee  Haamaha Kaydka Shiidalka Magaalada Barbera  Saleeban Siciid Cali Ayaa La Hadlay Warbaahinta Isagoo Gaf Iyo Meel Ka Dhaca U Gaysatay Ganacsatadii Maal Galisay Haamaha Kaydka Shiidalka Barbera Waxaan Uu Sameeyay Shiqsi Abaar Uu La Beegsaday Mid Ka Mid Ah Ganacsatadii maalgalisay Maaha Shiidalka Berbara Kuwooda Ugu Tunka Weyn Oo  Ka Mid Yahay Faysal Xaaji Yuusuf Aadan .

Xukuumadii Hore Ee Uu Gadhwadeenka Ka Ahaa Mudane Axmed Siilanyo Ayaa  U Magacowday Mareeyaha Haamaha Shiidalka Berbara Saleeban Siciid Cali Dabayaaqadii Xukuumada Xiligaas Oo Ay Jireen Tuhun Badan Iyo Musuq Lagu Tuhunsanaa Maaha Kaydka Shiidalka Oo Madaxweyna Siilanyo U Arkay Inuu Yahay Shiqsi Ku Hogaamin Kara Daacad Iyo Dadaal .

Lakin Waxaa Hal Bacaad Lagu Lisay Noqotay Daacadnimadii Iyo Dadaalkii Lagu Tuhunsanaa Sheikh Saleeban Waxaa Sidoo Kale Istaagtay Shaqadii Waxaana Sidoo Kale Istaagtay Dhaaman Hawlahii Maalinlaha Ahaa Ee Laga Qaban Jiray Haamaha , Shiidalkii Wadanka Soo Galay Ayaa Noqday Mid Curyaamiya Oo Istaajiya Dhamaan Gadiidkii Wadanka Ka Shaqyn Jiray.

Haamahii Shiidalka Ayaa Noqday Kuwo Haadku Ka Duulo Oo Qudha Taasi Oo Loo Sababayn Kara Aqoon Darada Mareeyahu U Lahaa Shaqadan Madaxweynahu U Igmaday Mareeyaha Waana Tasababtay In Lagu Wareejiyo Ganacsatda Dalka Ka Hawl Gasha.

Arimaha Ugu Layaabka Badan Ee Bulshada Gobolka Saaxil La Yaabeen Ayaa Ah Musuqa Uu Kula Kacay Shaqdii Uu ku Fashilmay Taasi Oo Lagu Qiyaasayo In Uu Ka Uruursaday Hanti Badan Oo Guryo Iyo Gadiidba Ah Sidoo Kale Waxa Uu Magaala Xeebedka Barbara Ka Hirgaliyay Kaalmo Waaweyn Oo Kuyaala Faras Magaalaha Waana Kuwana Qaar Ka Mid Ah Sawirada Kaalmahiisa,

Sidoo Kale Caasimada Hargaysa Ayuu Ka Hirgaliyay Kaalmo Waaweyn Oo Uu U Boobi Jiray Shidaalka Isagoo Dageesan Jiray Awoodiisa.

Madaxwaynahii Ee Somalilanad Axmed Siilanyo Ayaa Saluugay Habka Iyo Hanaanka Ay U Socdaan Maamulka Haamaha Kaydka Shiidlka Isagoo Ku Wareejiyay Ganacsato Kuwaasi Kuwaasi Oo Maalgashi Ku Sameeya Haamaha Kaydka Shiidlka.

Ganacsatan Oo Dardar Cusub La Yimi Ayaa Lacag Faro Badan Ku Maalgaliyay Haamaha Kaydka Iygoo Nadiif Ka Dhigay Shiidlka Wadnka Soo Gal.

Ila Xogogaala Ayaa Noo Sheegay In Khilaaf Xoogan Ka Dhex Curtay Ganacsatada Iyo Mareeyahii hore Xiligii Lagu wareejinayay Haamaha Kuwaasi Oo Ka Dalbaday Lacag Naas Nuujin  Ah Iygoo Ku Gacan Sayadhay Waana Ta Manta Sababtay In Uu Ceeb iyo Fadeexada kula Kaco Ganacsatada.

La Soco Dhawaan Xogo ku Saabsan Maareyahii Hore Iyo Musuqmaasuqa Uu Kula Kacay Haamaha Kaydka Shiidlka Barbera

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews