Garadagnews.com
Wasiirro Ka Socda Somaliland Oo Ka Qaybgalaya Shirweyne Caalami Ah Oo Lagu Qabanayo Nairobi
October 31, 2019 - Written by garadag garadag

Wasiirro ka socda Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka
Kenya, halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan Shirka caalamiga ah ee “Korodhka dadka iyo horumarka ee ICPD)”, kaasi
oo la qabanayo 13ka ilaa 15ka Bisha November.
Wasiirradan shirka ka qaybgalaya ayaa kala ah Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiir
Ku­xigeenka Qorsheynta Eng. Xuseen Ibraahim Buuni.
Dawladda Somaliland ayaa doonaysa inay shirkan uga faa’iideysato sidii ay wax uga qaban laheyd dhallinyarada
JSL ee sii kordhaysa iyo sidii taabogelin lahaa tayada waxarashada iyo shaqooyinka, Sida uu baahiyey Wargeyska
East African Business Week oo ay soo xigatay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA.
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay shirkan caalamiga ah doonayaan inay
wax ka korodhsadaan sida dalalka caalamku ay u maareeyeen arrimaha waxbarashadda dhallinyarada, gaar ahaan
hablaha iyo shaqo abuurka.
“Haddii aanu nahay Somaliland waxaanu leenahay dhallinyaro aad u badan, kuwaasi oo doonaya inay galaan suuqa
shaqada,”ayuu yidhi Wasiir Sacad.
Kulan gogol xaadh u ah shirkan caalamiga ah oo Salaasadii lagu qabtay Nairobi waxa ka qaybgalay Wasiirro,
Xildhibaanno Baarlamaan iyo ururro kala duwan, kuwaasi oo ka mid noqon doona ergada ka qaybgali doonta
Shirka caalamiga ah ee ‘korodhka dadka iyo horumarka ee ICPD).’

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews