Garadagnews.com
SAWIRO-Wasiirka Horamarinta Biyaha Oo Furay shirkii Maareynta khayraadka biyaha Somaliland
March 28, 2019 - Written by garadag garadag

Daahfurkii shirkii maareynta khayraadka biyaha Somaliland, oo aan maanta furnay. Shirka waxa nagala soo qayb galay daneeyayaasha biyaha somaliland, waxaanu ku eekaa hal maalin. Waxa igu wehelinayey shirkan aanu kaga arinsanayn khayraadka dalka ee dhanka biyaha Wasiirka wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland. Wuxuu noogu soo idlaaday shirkii si habsami laha oo sidii la rabay. Waxaan rajaynaynaa in aanu sii wadi dooni shirarka aanu kaga hadlayno ahmiyada biyaha iyo maareyntooda, kaa soo noqon doona kuwo wax ku oola dalkan waxa u tari doona. Waxa naga go’an mar walaba si kastoo xal iyo horumarba u le biyaheena in aan lafo guran, ka arinsano, falanqayno oo wax rasmiya ka soo saarno.

Waan bogaadinyaa cid kastoo aanu iska kaashano ahmiyaha biyaha qaranka, iyo daneeyayaasha biyaha oo aanu si wadajira uga wada shaqeyno.

Wasiirka wasaarada Horumarinta biyaha,
Suleyman Yusuf Cali “Koore”
Maansoor,Hargeisa.

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews