Garadagnews.com
SAWIRO-Hindi Afka Xidhatay Oo La Wareegtay Shaqadii Iyo Shaqaalihii Dekeda berbera Iyo Muuse Biixi Oo Dhex Hambaasinaya
April 15, 2019 - Written by garadag garadag

 

Sidan Waxaa Qoraal Kusoo Qoray Mid ka mid ah Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Aragtida Dheer

Berbera waxa maanta indhaha bulshadda aan Berbera waxba ka ogayn hor yimid wejiga dhabta ah ee laga qarinayo.

Shaqaalihii Dekedda oo gabi ahaan ba hindi la wareegtay iyo inay Guddaha Dekedda Joogaan koox maafiyo ah oo xitaa la diiday inuu wejigooda arko Madaxweyne Biixi sida sawiraddan ka muuqata.

Madaxweyne Biixi oo la sheego inuu Aqoon Askarinimo leeyahay uma muuqdo khatarta ay leedahay Raggan Dalkiisa jooga ee laga qarinayo wejigooda.

Berbera waxay isu bedeli doontaa dhowaan xabsigii Guantanmo Bay oo ay ka hawl gasho maafiyo meel loo raaco la Aqoon.

Hindida Ayaa lagu yaqaanaa in ay yihiin Dad Aad ugu Nugul Gumaysiga iyo Cabiidinta Kuwaasi oo raali ka noqda Qaab kasta oo Looga faaiidaysan karo Muruqooda Waxaana lagu Bedelay Dhalinyaradii iyo Shaqaalihii Dhabta ahaa ee Somalida ahaa kuwaasi oo Carabta iyo  Shirkada DP World ka diiday inay Sida Dameeraha u rartaan Waxaana ay taasi Sababtay in Si Hoose Loo Fenesho Marba Qof iyadoo Warbaahintana Laga indha Saabay Arimahaasi

 

Xogo Dhaadheer oo ku Saabsan Qorshaha carabta Iyo Ciilka Shaqaalaha berbera Ayaan idiin Soo bandhigi Doonaa maalmaha Soo Socda

 

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews