Garadagnews.com
Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Kaahin Miyuu Saamaynayaa Wada Hadalkii Xukuumadu Kula Jirtay Jabhada Kornayl Caare?
August 8, 2019 - Written by garadag garadag

Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Kaahin Miyuu Saamaynayaa Wada Hadalkii Xukuumadu Kula Jirtay Jabhada Kornayl Caare?Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay in safarka madaxweynaha somaliland iyo wasiirkiisa arimaha guduhu ugu baxeen wadanka Sucuudiga uu saamayn ku yeelanayo wada hadalkii dawladu kula jirtay jabhada uu hogaaminayo Kornayl Caare.

Afhayeenka madaxtooyada somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo ka hadlay safarka madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin ugu baxeen wadanka Sucuudiga ayaa sheegay in wada hadalkii ay xukuumadu kula jirtay kornayl Caare iyo jabhadiisu ay sii socon doonaan mudada ay maqan yihiin madaxweynaha iyo wasiirkiisa arimaha guduhu.

Afhayeen Maxamuud Warsame oo ka hadlaya arintan ayaa waxa uu yidhi ” Madaxweynuhu xaq ayuu u leeyahay inuu safro, wasiirkiisa arimaha guduhuna wuu raaci karaa, dalkuna madaxweyne ku xigeen ayuu leeyahay, wasiir ku xigeenkii arimaha guduhuna wuu joogaa”

Afhayeen Maxamuud Warsame oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Shaqada qaranku sidii ay u socotay ayey u soconaysaa halkii ayaanay ka socon doontaa”

Hadalka afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa daaha ka qaadaya in wada hadalada xukuumadu kula jirtay kornayl Caare iyo jabhadiisa ay sii socon doonaan mudada uu madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiirkiisa arimaha guduhu ku maqan yihiin xajka.

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews