Garadagnews.com
Raggii loo heystay dilka iyo kufsiga gabar 12 jir ah oo mar kale dil lagu xukumay.
June 30, 2019 - Written by garadag garadag

Maxkamadda racfaanka gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku ridday saddex nin oo ku eedeysnaa gabar 12 jir ah oo lagu kufsaday laguna dilay magalada Gaalkacyo.

Maxkamadda darajada koowaad ayaa horey xukun dil ah ku ridday raggan oo kala ah ; Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dige, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah oo ay fulinayso Puntland.

Qareenka u doodaya eedaysaneyaasha ayaa rafcaan u qaaday maxkamadda sare oo ayado go’aanka kama dambaysta ah ka gaari doonta kiiskan.Maxkamadaynta raggan ayaa dhowr jeer oo hore dib u dhacday ayadoo qareennaddii u doodayey ay codsadeen in waqti dheeri ah la siiyo.

Dhammaadkii bishii Febraayo ee sannadkan ayaa meydkeeda gabadha laga helay magaalada Gaalkacyo ka dib markii laga afduubay halkaasi,waxaana kiiska uu caro weyn ka dhaliyey guud ahaan deegaannada Puntland iyo deegaanka uu ka dhacay ee magaalada Gaalkacyo.

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews