Garadagnews.com
Go’aamo Laga Soo Saaray Nabadeynta Deegaanka Wadajir Ee Gobolka Salel
October 31, 2019 - Written by garadag garadag

­Guddidii Wasiirrada ahaa ee uu dhawaan madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi u xilsaaray
xalinta shaqaaqadii deegaanka Wada jir ee gobolka Salel ku dhexmartay labada Beelood ee wada dega ayay guddidu
go’aamo ka soo saartay shalay.
Sida uu ku soo waramay Wariye Khadar Maxamed Maxamuud (Khadar Quule) oo weftigaas wasiirrada ah noola
socda, kulamo goono­gooni ah oo ay guddida Wasiirradu la yeesheen odayaasha iyo waxgaradka labada Beelood ka
dib waxa laysugu yimid shirkii labaad ee lagu xoojinayey adkaynta nabada iyo wada jirka bulshada deegaankaasi ku
dhaqan.
waxana laga soo saaray qodobo la xidhiidha arrintaasi waxana warbaahinta ka hor sheegay wasiirka wasaaradda
horumarinta BeerahaAxmed Muumin Seed waxayna u dhignaayeen sidan:­
1. )in Beesha reer Odawaa ee uu ka soo jeedo gacan ku dhiigluhu ay muddo 30 cisho gudahood ah ku keenaan gacan ku
dhiiglihii.
2. in Beesha Baha­barceli ee uu ka soo jeedo marxuumkii la dilay oo ay weheliyaan xidhahoodii inay intaas nabada
ilaaliyaan oo aanay wax talaabo ah qaadin.
3. in haddii Beesha reer Odawaa ee uu ka soo jeedo gacan ku dhiigluhu ay ku keeni waayaan muddadaas loo qabtay ay
arrintaas masuuliyadeeda la wareegi doonaan gudduuiyaha gobolka Salel iyo taliyeyaasha kala duwan ee ciidamada
qaranka JSL.
Sidaas ay xukuumaddu ku heshiisiisay labada Beelood ee walaalaha ah ee ay shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka
Wada jir ee gobolka Salel way ku qanceen labada dhinacba sida ay ku soo dhamaatay arrintaasi.
Geesta kale, guddidan wasiirrada ah ee nabadaynta u joogay gobollada Awdal iyo Salel ayaa si weyn loogu soo
dhaweeyey deegaanka Gargaara oo ka tirsan gobolka Awdal waxa soo dhaweyntooda ka qayb qaatay maayarka
degmada Lughaya, Cuqaal, Haween Dhallinyaro iyo bulshada deegaankaasi ku dhaqan qaybaheeda kala duwan.
ugu horayna waxa bulshada degmadaas halkaas kala hadlay wasiirka horumarinta caafimaadka Cali Cumar C/laahi
oo dadka deegaankaas ku soo dhaweeyey uga mahnaqay sida qiimaha sarasa ee ay u soo dhaweeyeen, isagoo ku
booriyey inay nabada adkeeyaan meela uga soo wada jeestaan.
Sidoo kale, waxa isna halkaas ka hadlay wasiirka wasaaradda horumarinta Biyaha Saleebaan Yuusuf Cali (koore) oo

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews