Garadagnews.com
Cabdiraxmaan Saylici Oo Isku Dayay In Uu Tacsi U Diro Donal Trump Bal se Ay Ka Khaldantay
August 8, 2019 - Written by garadag garadag

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa isku dayey in uu tacsi u diro
madaxwynaha dalka Maraykanka Trump isaga oo u sii marinaaya Twitterka, kana tacsiyaynaayey toogashadii ka
dhacday labbo magaalo oo ku yaala dalka Maraykanka.
Balse Saylici ayaa isku khalday cinwaanada ay leeyhiin Trump iyo wiilkiisa J Trump, isaga oo tacsiyeeyey J Trump,
waxaa taa ka sii daran waxa uu si caadi ah ugu qoray bogiisa isaga oo aan dirin fariinta, waxana uu u qoray sidii
hadal oo kale ama warbixinaha loogu qoro baraha bulshada si ay dadku u akhristaan, balse nasiib wanaag dad
badani ma akhrisan oo waxaa eegay dad ka yar konton qof iyada oo uu qoraalkani ku jiray Twitterka afar casho.
Madaxda maamul goboleedyadda Soomaliya ayaa intooda badani waxa ay tacsi u dirin shacabka soomaaliyeey
marka ay masiib dhacdo, iyaga oo dalalka caalamkana u kala badiya.

Please follow and like us:
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews